Adobe Premiere Pro for Video Editing
About Course
Baro xirfadda tafatirka fiidiyowyada (Video Editing) si xirfad leh! Koorso dhammeystiran oo kaa caawinaya inaad barato oo aad ku hormarto Premiere Pro iyo aaladaha kale ee tafatirka (Editing-ka), laga bilaabo aasaaska ilaa farsamooyin horumarsan. Noqo hal-abuure hal-adayg leh maanta!
Course Content
Casharada
-
Hordhac
01:44 -
Isticmaalka Text tool iyo Soogalitaanka Logo
09:42 -
Sidee usoo download gareeyaa Adobe Premiere pro
09:50 -
Hagaajinta workspace ka iyo samaynta sequences
10:40 -
Halkee ka helaa muuqaalo iyo sawiro free ah
03:38 -
Soo galinta muuqaal barnaamujka iyo Timelineka
06:01 -
Jarjaridda Muuqaalka
06:16 -
Isticmaalka Effect Control ka
04:17 -
Samaynta Animation Professional ah
14:08 -
Samaynta Zoom in iyo Zoom out
06:47 -
Sidee loo Export gareeyaa Muuqaalka
03:25 -
Wada socodsiinta codka Camerada iyo Microphone ka (synchronize)
04:19 -
Isticmaalka Sound Effects
06:01 -
Badalidda codka (Voice Change)
03:23 -
Hagaajinta codka iyo Effect yada codka
04:46 -
Midabaynta Muuqaalka (Color Correction)
11:04 -
Xawaaraha muuqaalka (Slow Motion – Fast Motion)
03:08 -
Sidee GreenScreen-ka loo remove gareeyaa
04:39 -
Sidee loo sameeyaa Round Courner
02:24 -
5 Effects oo muhiim ah
10:31
Hel Shahaado
Ku dar shahaadadan CV-gaaga si aad u muujiso xirfadahaaga
