Essential Computer Skills With MS Office

About Course

🖥️ Koorsada: Xirfadaha Muhiimka ah ee Kombiyuutarka iyo MS Office

Sharaxaad Kooban:
Koorsadan waxa ay kuu diyaarineysaa xirfadaha aasaasiga ah ee kombiyuutarka iyo barnaamijyada xafiisyada Microsoft Office (Word, Excel, PowerPoint). Waa koorso si gaar ah ugu habboon ardayda, shaqo-doonka, iyo qof kasta oo doonaya inuu horumariyo xirfadiisa dhanka teknoolajiyada.

What Will You Learn?

  • 📘 Maxaad Ka Baran Doontaa?
  • - Fahamka guud ee kombiyuutarka iyo sida loo isticmaalo
  • - Adeegsiga Microsoft Word si loo qoro loona habeeyo qoraallo xirfad leh
  • - Sida loola shaqeeyo Microsoft Excel – xisaabinta, jadwaleynta & charts
  • - Sameynta soo-bandhigyo (presentations) qurxoon oo xirfad leh adigoo adeegsanaya PowerPoint
  • - Hababka ugu wanaagsan ee kaydinta iyo abaabulka faylasha

Course Content

Basic Computer

  • 1. Hordhac
    06:07
  • 2. Rakibidda CKombiyuutarka
    04:25
  • 3 isticmaalka mouse ka iyo keyboard ka
    09:50
  • 4 Desktop ka
    04:39
  • 5 Desktop Right Click
    10:30
  • 6 Install & Uninstall Apps
    05:50
  • 7 Recycle bin
    08:22
  • 8 Browsing
    03:47
  • 9 File Explorer
    03:08
  • 10 Samaynta user cusub
    05:47
  • 11 Sida kombiyuutarka Password looga badalo
    02:46

Microsoft Word

Hel Shahaado

Ku dar shahaadadan CV-gaaga si aad u muujiso xirfadahaaga

selected template